Waxaa si wada jira u diraya Baaq Nabadeed qaar ka mid ah odayaasha beesha Bahgari iyo Cawlyahan ee Waqooyi Ameerika iyo Yurub,


 

BaaqPublished: September 26, 2011

Nuqul kamid ah dhanbaal nabadeed oo ay wadajir u soo saareen odayaasha iyo indheer garadka deegaanka Qalaafe ayaa u qornaa sidan;

Ujeeddo: Baaq Nabadeed

Taariikh:
26.09.2011

Waxaa si wada jira u diraya Baaq Nabadeed qaar ka mid ah odoyaasha beelaha Bahgari iyo Cawlyahan ee Waqooyi Ameerika iyo Yurub, Baaqaas oo ku wajahan dil ka dhacay dagmada Qallaafe ee Ismaamulka Soomaalida Etoobiya taariikhdu markay ahay 13.09.2011, loona gaystay Allaha u naxariistee wiil dhallinyara ah oo uu dhalay
Maxamed Ugaas Khaliif.

Haddaba annagoo ah odoyaal ka soo kala jeeda beelahaas walaalaha ah oo ah kuwo lagu yaqaanno ehelnimo, nabad ku wada noolaansho iyo darisnimo wanaag, waxaan dhiirri galinaynaa dadaalka ay ugaasyada iyo odoyaasha dhaqanku ka galeen arinta waxaanan leenahay “ Walaalayaal ku dadaala nabadda kuna xalliya wax walba hab Silmi ah, xaalad kastana ku wajaha midnimo sidii horaba la idiinka bartay idinkoo Kaashanaya Allaha awoodda leh”.

Magacyada Odayaasha Bahgari ee Baaqan saxiixday

  1. Nabadoon Faarax Xasan Nuur
  2. Caaqil Cawil Odowaa Bile
  3. Nabadoon Cabdullaahi Jaamac Caamir
  4. Nabadoon Muxumed Maxamed Cali
  5. Maxamuud Cabdullaahi Dhicis(Cagawayne)
  6. Caaqil Faarax Xasan Gaabane(Qooley)
  7. Nabadoon C/kariim Muxumed Xasan
  8. Nabadoon Qoodow Cabdi
  9. Nabadoon C/kariim Igbaar
  10. Nabadoon Anwar Sooyaan Faarax

Magacyada Odoyaasha Cawlyahan ee Baaqan saxiixday

  1. Nabadoon Maxamuud Xasan Axmad Gurxan
  2. Cismaan Sheekh maxamuud Xaaji Muxumed Salaan
  3. Nabadoon Nuur Maax Gaabane
  4. Abdiraxmaan Ibrahim Magan(Cirjiir)
  5. Cali Xaaji Yuusuf Samad
  6. Shugri  Taraar sahal
  7. Xabbe Faarax Cali Nuur
  8. Abdifataax  Sheekh Xuseen Jeeraar
  9. Omar Cabdi Gaboose(Cumar Jeeri)
  10. Mahad Cabdullaahi Xasan Aadan Hindi

Qore: Nabdoon Maxamuud Bisle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *