Taariikhda “Sayid Omar Mahbub”,

SnapShot(103).Wuxuu dhashay 1944-tii Degmada Faaf, ee Qorraxeey .Waxbarashada hoose cuanto vale el viagra en mexico Xamar, ka dib wuxuu ku soo barbaaray ilaa barbaarnimadiisii Gobolka qorrexeey degmooyinka faaf iyo Aw-balad oo ay deganaayeen dariiqadii “Sayid Ahmed”,  waxuu Dugsiga sare ku soo qaatay Masar, ka dib waxuu Machad Saddex sano ah ku soo dhameystay “Tunisia”1967 ki, , ka dib wuxuu u guuray “Aljeria” halkaas oo uu waxbarashadiisii Jaamacada ku soo dhameystay Magaalada Aljer. Sayid Omar, asagoo ku dayanaya Halyeeygii awoowgiis ahaa ‘ Sayid Sadiq sayid Ahmed ” oo ka mid ahaa Khusuusiyiintii Sayid Mohamed Sheikh Abdulle Hassan-Nur, ayuu xubin fircoon oo caan ah ka noqday Jabhadii xoreynta Soomaali Galbeed ( WSLF), noqdayna nin cilmi baaris iyo aruurin ku sameeyo halgamadii taariikhii hore ee soomaalida, gaar ahaan Taariikhdii Sayid-ka iyo Daraawiishta. Sayid Omar ugu dambeyntii wuxuu macallin ka noqday Jaamacad ku taala France, halkaas oo uu hada ku suganyahay./

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *