Jaaliyada Jubaland ee Finland oo qabatay xaflad aad ubalaaran(SAWIRRO)

jubaland1Jaaliyada Jubaland ee Finland oo qabatay xaflad aad ubalaaran(SAWIRRO)

September 1, 2015   //     //   News1127 Views

Xalfad ballaaran oo lagu qabtay Dalka Finland ayaa aad loogu taageeray Madaxwaynaha Dawlada Jubaland ee Soomaaliyeed Axmed Maxamed Islaam oo marlabaad dib loodoortay iyo dowladda Jubbaland oo ka baxay Kumeelgaarnimadii. Waxaa xalfaddani khadka telfoonka kaga soo qeybgalay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dardaaran u jeediyay jaaliyadda Jubbaland ee Finland.
Xalfadan oo si aad

u qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa marti ku ahaa Maxamed Cabdi Nuur (Casoowe)
La taliyaha Arimaha Dibada Iyo Xiriirka Caalamiga ee Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.
Waxaa xalfadda soo buuxdhaafiyay xubnaha jaaliyadda Jubbaland iyo madaxda Jaaliyadda Jubbaland ee Finland.Hoos ka daawo sawieradii xaflada

11903736_901294343250994_661498801034169701_n

11935115_901293376584424_8935579498611962283_n

11947462_901293419917753_6667946332827793814_n11905745_901293863251042_1079068426574496671_n (2)

11947462_901293419917753_6667946332827793814_n

11947462_901293953251033_9196224894386606057_n

11947606_901293999917695_2500877137889059203_n

11949335_901293369917758_86725813111909218_n (2)

11951360_901293649917730_8850219454679235948_n

11951807_901294356584326_1198285910205628653_n

11953039_901293363251092_1889100131340560415_n

11954593_901293393251089_4174884259088530501_n

11960254_901294349917660_7983530944930152876_n

11986309_901296229917472_7956482410544286376_n (2)

11986495_901294026584359_5069933846937496702_n

11986930_901294006584361_6018322509385131927_n

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *