Hambalyo IYO BOGAADIN/ QURBA-JOOGTA BEELAHA BAHGARI

Maraagii HiglooleeyGuddiyada Qurbajoota Waqooyga Amerika  ee Beelaha Bahgari waxay hanbalyo iyo bogaaadin u dirayaan mudane Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar  iyo maamulakiisa Suuban . Waxaan kuugu hanmalyeynaa gobalada iyo degmaayinka cusub ee aad dhawaan magacowday idinka oo maamul wanaaga iyo waxqabad gaarsiinaya dhamaan bulsha-waynta ku dhaqan degaanada uu ka kooban yahay kililku . waxaan idiin rajeyneynaa wanaag iyo horu mar loo aayo. Mar labaad Mudane Madaxwayne beelaha Bahgari ee daafaha caalamku waxay abaal aan

la hilmaamin kuugu hayaan sida wanaagsan ee aad u sugtay nabadgalyada khaas ahaan degaanada beelaha Bahgari iyo guud ahaan gobolkeena oo dhan. Waad mahadsantahay.

1. Am. Cabdulahi Xaaji Cabdiraxmaan
2. Gen. Maxamed Cusman Qaadi
3. Am. Cabdikariim Aw Cali
4. Mudane Maxamed Dhaqane
5. Kol. Cabdulqaadir Faarax  Xasan
6. Kol. Maxamed  Shekh levitra 10mg uk usare Xirsi
7. Mudane Cabdulahi Jaamac Caamir
8. Dr. Cabdi Aden Daahir
9. Dr. Cabdishakur Yusuf
10. kol. Cabdikriim

Muxumed Xasan

11. Faarax Qani Guuleed
12. Maxamud

Cabdulahi Dhicis

12. Sh.Maxamed Adam Xiirey
13. Faysal Maxamed Dhaga-Juun

One thought on “Hambalyo IYO BOGAADIN/ QURBA-JOOGTA BEELAHA BAHGARI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *