ETHIOPIA: ‘‘Ceelasha gaaska ee Gobolka Ogaden waxay soo saari doonaan gaas dhan 182 bilyan oo litir ’’

digg icon delicious icon

ETHIOPIA: ‘‘Ceelasha gaaska ee Gobolka Ogaden waxay soo saari doonaan gaas dhan 182 bilyan oo litir ’’

September 10, 2015   //     //   News1305 Views

poly technologyDowlada Itoobiya ayaa sheegtay in shirkada Poly Technology ee dalka China ay sadax sano kadib ceelasha gobolka Ogaden ka soo saari doonto 182 bilyan oo litir oo gaas ah kaas oo loo dhoofin doono dalalka Yurub.Ethiopia waxay kaloo sheegtay in hada ay socoto dhismaha dhuumihii lagu dhoofin lahaa gaaska oo isku xidhi doona ceelasha iyo dekada dalka Jabuuti.

Ethiopia waxay sheegtay in lacag dhan 5 bilyan oo doolarka Mareykanka ah ay ku baxayso soo saarida gaaska dabiiciga ah ee gobolka Ogaden.

Shaqada shirkada Poly Technology ayaa siweyn looga dareemay deegaanada ku dhaw dhaw deegaanada ay ku yaalaan ceelashu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *